Nin Baangad dad ku laayay Jarmalka (Sawiro & Video)

shoreham banner
shoreham banner

21-jir ka mid ah qaxootiga reer Syria ee ku nool Jarmalka ayaa dil u geystay Haweeney, Sidoo kalana Dhaawacay Haweeney Kale iyo Nin goobta ka ag dhawaa ka hor inta aysan Booliska Qaban.

Weerarka wuxuu ka dhacay meel koofur galbeed kaga beegan magaalada Reutlingen.

Sida la sheegay goobta waxey aheyd Meel Laga Raaco Busaska.

Ninka Dilka Geysta Ayaa Adeegsaday Baangad Sida warbixinta lagu sheegay.

368E8D9100000578-3705823-Police_arrest_a_man_who_is_believed_to_have_gone_on_a_machete_ra-a-50_1469380764065 368E964300000578-3705823-Pictures_from_the_scene_appear_to_show_the_knifeman_lying_on_the-a-48_1469380764024 368EAC5F00000578-3705823-image-m-61_1469381474012

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here