Natooyinka horyaalka Spain La Liga

Cristiano Ronaldo oo gool ka dhaliyay Malaga
Cristiano Ronaldo oo gool ka dhaliyay Malaga

Kooxda Real Madrid oo booqatay Malaga ayaa ku adkaatay 1 iyo 0, waxaana goolka qura u dhaliyay Ronaldo.

Xiddigga reer Portugal ayaa fiicnaa qaybtii horre ee cayaarta, waxaana ay ku dhammaatay goolkaas.

Tababbarre Carlo Ancelotti ayaa cayaartaas ku waayay Karim Benzema oo dhaawacmay, sidda uu sheegay wargeyska La Marka ee ka soo naxa caasimada Spain ee Madrid.

Goolka uu dhaliyay Ronaldo waa kii 25-aad ee xilli cayaareedkan u dhaliyo.

Naadiga hadda hoggaanka heysa ayaa kulan darbi ah El Clasico waxa ay toddobaadka dambe.

Cayaaraha kale ee horiyaalka dhacay caawa waxaa ka mid ah:-

Rayo Vallecano  3 – 1  Almería

Atlético Madrid  1 – 0  Espanyol

Axadda waa dhici doona kulamo kale:-

Barcelona  09 : 00  Osasuna

Sevilla  11 : 00  Real

Real Sociedad  13 : 00  Valencia

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here