Natiijooyinka tartanka kubadda cagta gobalada Puntland

Tartanka kubadda cagta gobalada Puntland oo furmay
Tartanka kubadda cagta gobalada Puntland oo furmay

Magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland waxaa si habsami leh uga socda tartanka kubadda cagta gobalada Puntland.

Shaley oo Jimco ah waxaa la cayaaray labo kulan.

Kulanka horre wuxuu dhexmaray kooxaha

Waxaana xilliga loogu talagalay ay ku idlaatay

Cayaartii labaad waxaa isku arkay garoonka Mira Cawaale gobalada waxaana ay ku kala baxeen.

Garoonka waxaa shaley buux dhaafiyay dadweyne fara badan kuwaasoo ka kala yimid xaafadaha magaalada Garoowe, sidoo kale waxaa garoona ku sugnaa mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Puntland iyo marti sharaf aad u fara badan.

Tartankan oo kii 7-aad ee la qabto ayaa sannadkan waxaa ka qeybgalaya ilaa sagaal gobal kuwaasoo loo qeybiyay min labo Group.

Markasta kala soco natooyinka iyo wararkii ugu dambeeyay ee cayaaraha dalkeenna bogga Mindimo.com oo arrimahaas xoogga saara.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here