Natiijooyinka horiyaalka Ingiriiska maanta oo Axad ah

indexLabo kulan oo kaliye ayaa laga cayaaray horiyaalka Ingiriiska ee Premier League.

Kulanka horre waxaa uu dhex maray kooxaha Swansea City iyo Crystal, waxaana uu ku soo dhammaaday barbar dhac 1 iyo 1.

Cayaartii labaad waxa ay dhex martay Tottenham Hotspur  iyo Cardiff City, Tottenham oo maalmahan la kulmeysay guulo daro ayaa ku adkaatay  1 iyo 0.

Horiyaalka waxaa hoggaanka u heysa Chelsea oo aruursatay 28-kulan 63-dhibcood, waxaa ku soo xigta kooxda Liverpool oo iyana leh 53 dhibcood.

Arsenal oo u dhacday kaalinta seddaxaad waxa ay lee dahay 59 dhibcood, Man City waxa ay lee dahay 57-dhicbood waxaana ay ku jirtaa afarraad.

Kooxda Man Unt oo horiyaalka hadda socota difaacaneysa waxaa u dhacday kaalinta 7-aad waxaa ay lee dahay ilaa hadda 45-dhibcood.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here