Natiijooyinka Cayaaraha horyaallada Yurub & Kooxaha soo baxay

arsenals-olivier-giroud-celebrates-scoring-their-first-goalIs aragga guruubyada ee horyaallada Yurub ayaa dabayaaqo maraya, waxaana soo baxay inta badan kooxaha wareeggan u soo gudbay.

Aan marka hore fiirinno natiijooyinka ciyaarihii la ciyaaray habeennimadii 23 November.

Besiktas 3 – 3 Benfica

FC Rostov 3 – 2 Bayern Munich

Arsenal 2 – 2 PSG

Ludogorets Razgrad 0 – 0 Basel

Napoli 0 – 0 Dynamo Kiev

B M Gladbach 1 – 1 Manchester City

Celtic 0 – 2 Barcelona

Atl Madrid 2 – 0 PSV Eindhoven

Haddaba ilaa hadda wareegga 16ka kooxood ayaa la xaqiijiyey inay u soo gudbeen PSG, Arsenal, Atletico Madrid, Bayern Munich, Barcelona, Man City, Borussia Dortmund, Real Madrid, Leicester, Juventus iyo Sevilla.

Weli waxaa la sugayaa Benfica iyo Besiktas midda ka soo bixi doonta guruubka B, iyo sidoo kale FC Porto iyo FC Copenhagen tan ka soo bixi doonta guruubka G.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here