Nala daawado sawiradi ugu danbeeyey ee Muqdisho

Magaalada Muqdisho oo ah muraayadii dalka Soomaaliya ayaa maalinba maalinka kadanbeeyay noqoneeysa mid kasoo roonaaneeysa dhibaatada kasoo gaartay dagaaladii sokeeye iyo kuwii mudo udhaxeeyay ciidamada doowlada iyo Alshabaab.

Magaalada muqdisho hada waxay umuuqataa mid tartan kula jirta caasimadaha kale ee doowladaha dariska nala ah,waa hubaal hadii ay 2sanoo hada dhiman sidaan kusii socoto ineey dhaafi doonto Adis Ababa & Nairobi.

Waxaa soo badanaya Hoteelada caalamiga ah ee laga furayo magaalada,waxaa sidoo kale isa soo taraya Carwooyinka ganacsi ee iyana laga furayo magaalada,sidoo kale waxaa magaalada dib ugu soo laabanaya qurbo joogtii mudo ku nooleeyd wadamada yurubta iyo mareeykanka kuwaasoo hada doonaya ineey dib usoo nooleeyaan bilicdii magaalada iyagoo kahirgaliyay mashaariic horumarineed.

Hadaba waxaad kusoo dhowaataan sawiro aan idinkaga soo xulnay qeybo kamid ah magaalada Muqdisho oo ay kasocdaan dhismooyin iyo horumar aanan halkaan kusoo koobi karin:

 

 

 

 

 

 

 

 

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com
midnimo12@googlemail.com.

 

 

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here