Nairobi: Madaxweynayaasha Kenya & Soomaaliya oo kullan xasaasi ah ka leh xirirsta Dhadhaab

IMG_9787Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta la kulmidoono dhigiisa dalkani Kenya Uhuru Kenyatta.

arrimaha ay kawada hadlidoonaan waxaa kamid ah arrinta dib u celinta qaxootiga, iyo iskaashiga dhanka amniga.

Madaxweyne Xasan ayaa shalay booqday xeryaha qaxootiga ee Dadaab halkaas oo uu kula kulmay dadka qaxootiga ah.

booqashada madaxweynaha waxay ku soo aadeysaa inuu ay jirto xiisadda ah celinta qaxootiga ee Somalida.

Hadaba, Daud Aways oo ah afhayeenka madaxweynaha Somaliyaa, ayaa BBC uga waramaywaxa ay labada masuul maanta ku heshiindoonaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here