Nairobi: Iska baro 5-ta xaafadood ee ugu halista badan magaalada Nairobi

5553361201_bd0c81c594_bTaliska sare ee Booliska Nairobi ayaa dhawaan soo saaray 5 xaafadood ee ugu halista badan magaalada Nairobi, kuwaasoo maalin iyo habeenba ay ka dhacaan fal dambiyeedyo isugu jira dil iyo dhac.

Hadaba waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa 5 xaafadood ee ugu halista badan Nairobi.

1-Embakasi:

Deegaanka Embakasi meelaha ugu halista badan waxaa kamid ah xaafadaha kala ah, Kayole, Soweto, Gitari, Kangundo road-railway line junction.

2-Langa’ata:

3-Makadara

4-Kamakunji

5-Dagoretti.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here