Nairobi: Dhagayso Kenya oo soo dhaweysay dilkii Dul-yadeyn

mohamed-dulyadinDoowlada Kenya ayaa si aad ah usoo dhaweysay wararka sheegaya in la dilay madaxii al-shabaab u qaabilsanaa Jubooyinka iyo Kenya, islamarkaasina ahaa maskaxdii ka dambeysay weerarkii Jaamacadda Garrisa ee ay ku dhinteen 148 arday.

Halkan ka dhagayso warbixin arintaas ku saabsan:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here