Nairobi: Booliska Kenya oo dilay dhalinyaro Soomaali ah

Xaafada IsliiCiidamada booliska dalka Kenya, ayaa xalay laba wiil oo dhalinyaro Soomaali aheyd ku dilay xaafadda Islii ee degmada Kamakunji, magaalada Nayroobi. Labada wiil ayaa lagu eedeyay inay ka mid ahaayeen kooxo burcad ah oo Islii ka jira, kuwaas oo dhac iyo dilalba u geysta dadka ku dhaqan Islii oo ay Soomaalida ku jiraan.

Halkan ka dhagayso wareysi ku saabsan:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here