Naadiga yar ee H. Beer Sheva oo Inter Milan ka cirib tirtay Europa League

3aba6d3f00000578-3969386-image-a-17_1480019050010Naadiga reer Italy ee Inter Milan ayaa gabi ahaanba xalay laga soo cirib tiray tartanka Horyaalada Yurub ee Europa League, kadib markii ay hogaanka ku qabatay 2-0 loogu sarifay 3-2.

Kooxda Nerazzurri ayaa ciyaareysay kulankeedii ugu horeysay ee Yurub ee tababare Stefano Pioli ka dib markii Frank de Boer iyo macalinkii ku meel gaarka ahaa ee Stefano Vechhio, laakiin kaliya guul ayaa ku sii celin kartay inay u soo baxaan wareega 32da Europa League madaama ay horay u soo badiyeen kaliya hal kulan islamarkaana laga badiyay seddex kulan.

Halkaan ka daawo Goos Gooska Ciyaarta:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here