M/weyne Xasan oo la kulmay Fracois Hollande

XasanMadaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya oo ku sugan Dalka Biljam ayaa Xalay kulan la qaatay dhiggiisa dalka Faransiiska Faransuwa Oland, Iyagoo ka wada Hadlay Hormarinta xiriirka Labada Dowladood iyo sidii labada dalk ay u yeelan lahaayeen iskaashi dhinacyo badan.

Sidoo kale madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la filayaa in mudada uu jooga Biljimka uu kulamo gooni gooni ah la qaato madaxda wadamada ka qeybgeleysa shirka Brussles.

Shir-madaxeedka Hogaamiyayaasha madaxda wadamada Afrika iyo Yurub uga soconayay magaalada Brussles  ayaa lagu wadaa in maanta lasoo gebagebeeyo, iyadoo shirkaasina diiradda lagu saaray kobcinta dhaqaalaha iyo nabadgalayada Caalamka.

Xigasho: RM

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here