Muxuu soo kordhin karaa Gen Mungaab?

617Akhristayaasha sharrafta leh ee xiran bogga Midnimo.com, sidda aad la socotaan,waxaa wararkeena maanta aan ku sheegnay in madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud uu u magacaabay gudoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa Muqdisho, Gen Xasan Maxamed Xuseen (Mun-Gaab).

Mungaab ayaa lagu badalay Maxamed Axmed Nuur (Tarsan) oo xilkaas hayay tan iyo bishii Julay sannadkii 2010-ka.

Haddaba Tarsan intii uu xilka hayay wuxuu qabtay wax yaabo fara badan oo la mahdiyay in kastoo ay jiraan ku dhaliilsanaa maamulkiisa.

Akhriste muxuu ku soo dhin karaa xaalada ammaan ee magaalada Muuqdisho gudoomiyha cusub Gen Mun-Gaab?

Ma ka fiicnaan doonaa gudoomiyaha cusub ee Tarsan?

Maxaa looga fadhiyaa Mun-Gaab?

Akhriste Soo qor Aragtidaada adigoo mahadsan.

 

 

2 COMMENTS

  1. somaali waxay rabaan waxwalba in laguqabto 2 daqiiqo dulqad lahaadda mabagaran
    kartii madaxweyne somaliyeed ayuu hadduu dono noqonkaraaa wuuna ku fashilmi
    karaa halasugo dhanka kale qolyahan saxaafada dhamaantiin jojiya amaantaan
    tirada badan somalidu adbay utaqaan Tarzan haddii kale maanta dhan 1 war ah dhadhan mayeelanayo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here