Muuqaalka Muqdisho iyo Habeenkii Sawiro

Sanado badan ayay magaalo madaxda Soomaaliya Muqdisho, waxay ahayd mid ay daashadeen dagaalo, iyo dhibaatooyin farabadan, balse ilaah mahadii hada magaalada Muqdisho waa mid dhinac walbo kasoo kabaneysa, islamarkaasna kasoo Camirmeysa.

Muuqaalka habeenkii ee magaalada ayaa ah mid aad u qurxan, oo marka aad dusha sare ka eegto waxaad dareemeysa in magaalada ay u muuqato mid la tartami karta Caasimadaha dunida, hadeey sidaan kusii socoto ilaa 3 sano.

Hadaba aqristayaasheena sharafta mudan waxaan halkaan idinkugu soo gudbin doonaa sawiro aan kasoo qaadnay qaybo kamid ah magaalada, kuwaasoo marka aad daawataan aad dareemi doontaan in ay soo laabatay bilicda Caasimada.

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com

midnimo12@googlemail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here