Muuqaal & Sawiro: Barcelona oo si weyn ugu dabaal degtay ku guuleeysiga Laliga

343620B800000578-3591724-image-a-19_1463336750782Naadiga Barcelona iyo taageerayaashooda, ayaa shalay si weyn ugu dabaal degay ku guuleeysiga Koobkii 24-aad ee Laliga iyo kii 2-aad ee xiriir ah oo ay sanadkaan qaadeen.

Koobka ayaa la soo saaray buska waxayna jamaahiirta kooxda Catalans iyo ciyaartoyda kooxda Luis Enrique ay xili ciyaareedkii labaad oo xidhiidh ah ay u dabaal degayaan koobka La ligaha oo ay lix jeer Barcelona ku soo guulaystay sideedii sano ee ugu danbaysay.

34362D1D00000578-3591724-image-a-20_1463336756558 34362D2400000578-3591724-image-a-33_1463337240296 34363A5C00000578-3591724-image-a-18_1463336746694 343620B800000578-3591724-image-a-19_1463336750782 343635F600000578-3591724-image-a-34_1463337455984 343652C000000578-3591724-image-a-37_1463337945913

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here