Waxaa ka tan sulay wareega xiga ee doorashada in ay ka qeybgalaan laba ka mid ah afarta musharax ee isugu soo hartay kuwaasi oo kala ah Dr. Cabdiwali Gaas iyo C/qadir Cosoble.
Wareega ugu danbeeyo ee sadaxaad ayaa hada loo dugbay, qofki cod dheeri ku guuleysta ayaa noqon doono madaxweynaha.
Waxaa isugu soo haray Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud.