Muqdisho: Xiritaanka Isbitaalka DEVA & saameynta uu reebay-Video

tuoKadib markii ay Doowlada Soomaaliya dalka ka eriday shaqaalihii isbitaalka DEVA ee taabacsan wadaadka reer turki ee lagu eedeeynayo af-gambigii dhicisoobay ee Gullen, ayaa waxaa durbaba soo baxaya saameynta uu shacabka Soomaaliyeed ku yeeshay go’aankaas.

Dadka qaba xanuunada Kiliyaha ee ku sugan Isbitaalka DEVA ayaa hada waxaa soo wajahday xaalad qatar ah..in ka badan 50 ruux oo qaba xanuunada Keliyaha ayaa maalin walbo adeeg caafimaad loogu sameyn jiray isbitaalka DEVA.

Halkan ka daawo warbixin arintaas ka hadleysa:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here