Muqdisho: Soo dhaweynta Erdogan oo laga dareemayo Caasimadda

moalimuuWaxaa socda diyaargarowga lagu soo dhaweynayo Madaxweynaha Turkiga Erdogan oo markii sadaxaad booqanaya Muqdisho tan 2011kii. Waddada Maka Almukarama waxaad ku arkeysaa gawaari xawaare sare ku cararaya.
Meelaha qaar waddada waxaan ku arkay dadweyne sita calamada labada dal ee Soomaaliya iyo Turkiga.

Wixii warar ah ee kusoo kordha kala soco Midnimo.com..

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here