Muqdisho: Shirkii Madasha oo natiijo la’aan soo idlaaday & hogaamiyaasha Gobollada oo..

Shirma madasha wadatashiga MuqdishoShirka madasha wadatashiga qaran ayaa lagu waramayaa in lagu kala tagay iyaadoo wax natiijo ah uusan kasoo bixin.

Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland ayaa ku kala laabtay Garowe iyo Kismaanyo.

Wararka uu helay radio dalsan ayaa sheegaya in madaxweynaha Puntlan uu gabi ahaanba iska diiday kamid ahaansha shirka madasha, halka madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Madoobe uu sheegay in uu kusoo ciidayo magaaladda Kismaanyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here