Muqdisho: Shir xasaasi ah oo hada Muqdisho ka socda

Xubnaha UN-ka ka socda oo shir la leh madaxda Soomaalida
Xubnaha UN-ka ka socda oo shir la leh madaxda Soomaalida

Danjirayaasha 15 xubnood ee golaha ammaanka ayaa Imminka Garoonka Aden Cade kula shiraya madaxda dowlada Soomaaliya,Midowga Afrika iyo Wakiilada QM.

Waxa ay wararka sheegayan in laga wada hadlayo arintii ugu dambeysay ee doorashada 2016ka.

Ci0JbqWU4AQFQq0

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here