Muqdisho: Salaadiin Gobolada Waqooyi katirsan oo ka biyo diidsan Saami qeybsiga….

DoorashadaWar Saxafaadeed ay soo saareen Salaadiintaasi waxay kaga cawdeen 11-ka xubnood ee ay Beelaha wada deggan Waqooyiga Somalia saami uga helaan Aqalka Sare ee Barlamaanka soo socda.

Salaadiinta waxay xuseen inay Ashtako ka yihiin Hab-raaca iyo saami-qeybsigaasi iyo iyadoo aan beelaha laga tirada badan yahay ee degan Gobolada waqooyi.lagu soo darin qoondada 11 xubnood.

Halkan ka aqriso War-saxaafadeed ay soo saareen:

salaadiin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here