Muqdisho oo 20sano kadib xalay loogu dabaal degay Bulaleero{Sawiro}

Mudo Sanado ah oo ay dadka reer Muqdisho kusoo jireen Colaado iyo dhibaatooyin kala duwan, ayaa waxay ku ciidi jireen madaafiicda iyo dhawaqa rasaasta,balse sanadkan waxey si nabad ah ugu dabaal degayaan Munaasabadda Ciidul Fitriga ayadoo magaalada Muqdishana guud ahaan caawa uu hareeyay dhawaaqa Buleerro loo riday dabaal degga Ciidda.

Hadaba waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Sawirrada Buleerrada loogu dabaal degayey Ciidda ee caawa Muqdisho laga riday.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here