Muqdisho: Maxeey tahay sababta uusan Baarlamanka weli u ansixin Heshiiskii Doorashada?

Baarlamanka oo laga dalbaday ansixinta sharciga...
Baarlamanka oo laga dalbaday ansixinta sharciga…

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa maanta si lama filaana ah usoo xiray fadhigii baarlamaanka iyo dooddii xubnaha ay ka yeelan lahaayeen ansixinta heshiiska qaabka doorashada oo la filayey in cod loo qaado.

Beesha caalamka iyo madaxda dawladda iyo kuwa maamul goboleedyada ayaa ku cadaadinaya baarlamaanka inay ansixiyaan heshiiskii horey looga gaadhay doorashada. Warbixintan waxa Muqdishu nooga soo diray mar kale Xasan Kaafi Qoyste.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here