Muqdisho: Maxaa kasoo baxay shirkii u dhaxeeyay AMISOM & Doowlada Soomaaliya?

Waxaa xalay magaalada Muqdisho lagu soo gaba gabeeyey shir looga hadlayey sidi ay ciidamada Dowlada Soomaaliya ugala wareegi lahaayeen kuwa Amisom mas,uuliyadda amaanka dalka.

Shirkan oo socday muddo shan cisha ah, ayaa waxaa ka qeybgalay madax ka mid ah Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Taliska AMISOM.

Shirkan marki uu dhamaaday kadib ayaan waxaan khadka telefoonka Muqdisho kula xiriirnay Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Cabdirashid Cabdullahi Maxamed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here