Muqdisho: Madaxweynaha oo sheegay in la cafinayo dhalinta kasoo laabata Shabaab

MadaxweynahaMadaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta mar kale ku celiyay in dowladdiisu ay cafis u fidinayso dhalinyarada ka tirsan ururka al-Shababa ee kooxdaasi ka soo baxa.

Madaxweynaha ayaa balanqaaday inaan cidna dhibaatayn doonin dhalintii ku dhiirata inay al-Shabaab ka soo baxdo.

Hadalkan ayuu madaxweyne Xasan ka sheegay munaasabad maanta lagu xusayay maalinta dhalinyarada Soomaaliya ee 15 May oo Muqedisho lagu qabtay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here