Muqdisho: Madaxweynaha oo Baarlamaanka ka wareejiyay Go’aan ka gaarida Doorashada 2016

26AC9AF2-27A2-434F-B9A9-B025D712670E_w640_r1_s_cx0_cy11_cw0Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Goor dhaw Shir Jiraa’id ku qabtay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegay inuu Baarlamaanka Federaalka ka wareejiyay Go’aan ka gaarista Doorashada 2016 islamarkaana Go’aanka Doorashada ay gaari doonaan Madasha wada-tashiga Qaran.

Madaxweynaha ayaa sheegay inuu Go’aankasi gaaray ka dib markii Baarlamaanka uu Xal keeni waayay islamarkaana Waqtiga haray uu yahay mid aad u Kooban.

Shirka Jiraa’id Ee Madaxweynaha ayaa waxaa kale oo ku sheegay in Doorashada Soomaaliya aysan ka dib dhici doonin Waqtigii loogu talo galay.

Baarlamaanka Soomaaliya waxa ay ka dhihi doonaan ilaa hadda lama Oga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here