Muqdisho: Hooyo 3 mataano ah dhashay (Sawiro)

mataano-seddax-1 (1)Isbitaal ku yaal magaalada Muqdisho, ayaa waxaa sadex mataano ah oo aad Caafimaadkooda u wanaagsanyahay ku dhashay Hooyo Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Ifraax Daahir Maxamuud.

mataano-seddax-2

Hooyo Ifraax Daahir, ayaa ku dhashay Isbitaal ay gacanta ku haayaan Suudaanees, waxaana sida la sheegay ay u tagtay in la wiisiteeyo oo la qiimeeyo xaaladeeda, balse markii uu dhaqtarka arkay Xaaladeeda, ayaa waxaa la dalbay qaliin degdeg ah in lagu sameeyo, waxeeyna dhashay 2 Gabdhood iyo hal wiil.

mataano-seddax-3

Hooyo Ifraax Daahir Maxamuud ayaa ku nool xero barakacayaasha degan yihiin, waxayna sheegtay in iyada iyo ninkeeda ay xamaali ka ahaayeen suuqyada Muqdisho oo ay horay ula daalaadhacayeen nolosha qoyskooda, haddana ay kusoo kordheen seddax mataano ah.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here