Muqdisho: Hay’adaha amaanka oo Faah-Faahin ka bixiyay qaraxyo ka fashiliyay

13179020_925201580925966_4585693877989622910_nDowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay fashilisay weeraro argagixiso, kadib markii ay xalay Muqdisho ku qabteen computar-o, iyo baabuur ay saaran yihiin waxyaabaha qarxa, kuwaasoo la doonayay in qaraxyo lagu fuliyo.

Hay’adda nabadsugida ayaa sheegtay in gaadhiga laga dhex helay warqad ay ku qoran yihiin liiska magacyada 90 qof oo ka tirsan maleeshiyo “kooxda Daacish-ta Soomaaliya.

Halkan ka dhageyso wareysi uu VOA-da siiyay afhayeenka Gobolka Banaadir:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here