Muqdisho: Guddiga doorashada oo sharci darro lagu tilmaamay (Cod)

XasanWaxaa soo baxaya dhaliillo loo jeedinayo guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Somalia ee Jimcihii uu ku dhawaaqay madaxweynaha Soomaaliya. Guddigan oo ka kooban 22 xubnood ayaa waxaa qeyb ka ah wasiirro ka tirsan dowladda, iyo wakiillo ka tirsan maamul-goboleedyada.

Siyaasiyiinta iyo xubnaha kale ee mucaaradka ku ah dowladda ayaa guddigan ku tilmaamay mid sharci darro ah, doorashada soo socotana ka dhigi kara in lagu shubto.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here