Muqdisho: Gobolka Banaadir oo xubno ku yeelanaya aqalka sare ee Baarlamanka

Magaalada MuqdishoGuddiga dib-u-eegista hanaanka doorasho oo ka kooban 25 xubno oo baarlamaanka Soomaaliya ka tirsan ayaa xalay kulan saacado badan qaatay la yeeshay Madaxweynaha, Ra’iisul Wasaaraha iyo Gudoomiyaha Baarlamanka.

Qaar kamid ah xubnaha gudigaasi ayaa sheegay in dood-xoog badan ay dhexmartay labada dhinac.

Cabdullaahi Jaamac oo kamid ah xubnaha baarlamanka ee Gudigaaasi ayaa rajo ka muujiyay wada-hadaladaasi isagoo sheegay in si weyn looga wada hadlay in gobolka Banaadir uu xubno ku yeesho aqalka sare baarlamanka.

Halkan ka dhagayso wareysiga Xildhibaan Cabdullaahi Jaamac:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here