Muqdisho: Dhismaha wadada Wadnaha oo meel wanaagsan maraya+Sawiro

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo daah furay mashruuca dib u dhiska wadada Wadnaha oo ah wadada ugu Muhiimsan Muqdisho
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo daah furay mashruuca dib u dhiska wadada Wadnaha oo ah wadada ugu Muhiimsan Muqdisho

Magaalada Muqdisho waxaa ka bilowday dhismaha waddada weyn ee wadnaha oo qaybo badan oo kamid ah ay ku burbureen dagaaladii sokeeye iyo dayactir la’aan haysatay mudo shan iyo labaatan sano ah.

Waddada oo ah dhawr iyo toban km ayaa waxa dhisaya dawladda hoose ee Muqdisho, waxana lacagta ku baxaysa laga qaaday dadweynaha magaalada.

Halkan ka dhagayso wareysi uu duqa Muqdisho siiyay BBC-da

13413690_1726091904296228_7487869829794497661_n 13427905_1726091710962914_9088305694531441033_n 13428502_1726091800962905_2484943114226388215_n 13435492_1726091170962968_764857485038651384_n 13442392_1726092304296188_2174403622896608444_n 13445683_1726091754296243_4191496523015415933_n 13450265_1726091580962927_6139418778453461932_n 13450301_1726091737629578_3956757082381321469_n

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here