Muqdisho: Dhagayso wareysi lala yeeshay 61-jir u fariistay Imtixaanaadka Dugisa Sare

Ahmed SaneeyKumanaan arday ah ayaa sanandkan qaadanaya imtixaanaadka dusgiyada saree e dalka Soomaaliya.

Ardaydaasi waxaa ka mid ah Axmed Maxamed Cali (Axmed Saney) oo 61 sano jir ah oo imtixaanka ku qaadanaya magaalada Balcad ee Gobolka Shabeellada Dhexe.

Sheekada Axmed Saney ayaa dad badan oo daalacda baraha bulshada aad usoo jiidatay.

Halkaan ka dhagayso wareysi uu siiyay VOA-da:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here