Muqdisho: Dhagayso warbixin ku saabsan maqaamka siyaasadeed ee Muqdisho

twoway front line 1_wide-1fa5938f4b851992edb45211138949b5b8a56d06-s800-c85Hoggaamiyayaasha dawladda iyo kuwa Maamul Goboleedyada ayaa maalintii labaad ku shiraya magaalada Muqdishu iyaga oo isku dayaya inay isla meeldhigaan faahfaahinta qaabka ay doorashadu sanandkan uga dhacayso Soomaaliya.

Mid ka mid ah qodobada ugu muhiimsan ee la sheegay in laga hadlayo ayaa ah xaaladda magaalada Muqdishu iyadoo madaxweynaha Soomaaliya uu dhowaan wareegto ku sheegay in loo baahan yahay in Muqdisho ay wakiillo ku yeelato Aqalka Saree e baarlamanka, loona baahan yahay in hoggaamiyayaashu ay taasi ka wada hadlaan.

Haddaba waxaan idiin soo gudbinaynaa qaybtii kowaad ee warbixino ka kooban laba qaybood oo aan kaga hadlayno maamulladii ay soo martay Muqdisho iyo xaaladda siyaasadeed ee xilligan.

Halkan ka dhagayso warbixinta:

Xigasho: VOA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here