Muqdisho: Daawo muuqaal laga soo duubay weerarka Hotel Ambasador

Somali men carry a wounded civilian who was injured in a bomb attack on an hotel in Mogadishu, Somalia, on 1 June 2016 AP
Somali men carry a wounded civilian who was injured in a bomb attack on an hotel in Mogadishu, Somalia, on 1 June 2016 AP

Ciidamada DF ayaa weli ku mashquulsan soo af jarida weerarka Hotel Ambasador, iyadoona weli rasaas iyo qaraxyo xoogan laga maqlayo Gudaha Hotelka.

Kooxda al-shabaab ee iyadu xiriirka la leh Al-qaacida, ayaa durbaba sheegatay masuuliyada weerarkaas, sida uu afhayeenkooda Cali dheere u sheegay wakaalada wararka Reuters.

Halkan ka daawo Muuqaal laga soo duubay :

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here