Muqdisho: Ciidamada kumaandooska (Danab) oo lagu soo daadiyay wadooyinka

Ciidanka Gaarka ah Ee Hawlgalada Meelaha Fog Fog ka Fuliya Ee Xooga Dalkeena, ayaa markii ugu horeeysay saakay lagu arkay wadooyinka waaweyn ee magaalada Muqdisho.

Ciidamadan Kumaandooska ah ee (Danab), ayaa la sheegay ineey qeyb ka qaadan doonaan sugista amaanka Caasimadda, inta lagu gudo jiro Bishan barakeysan ee Ramadaan.

Al-shabaab ayaa sida horay looga bartay caadeeysatay, ineey qaraxyo iyo dilal ka fuliyaan Caasinmadda Bisha Ramadaan marka la gaaro.

13413719_1124972010879298_7507826757583650056_n 13435548_1124972030879296_1444280891200932480_n

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here