Muqdisho: Caaddilnimada Guddiga uu magacaabay Madaxweynaha (Cod)

Madaxweyne Xasan oo codkiisa dhiibanaya 2012
Madaxweyne Xasan oo codkiisa dhiibanaya 2012

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud, waxa uu magacaabay Guddiga doorashooyinka Qaranka ee maamuli doona doorashada la filayo in sanadkaan ay ka dhacdo Soomaaliya.

Guddigan oo ka kooban 22 xubnood, ayaa waxaa ku jira 9 xubnood oo ka socda Doowlada dhexe iyo kuwa Doowlad Goboleedyada, waxaa sidoo kale xubno ka ah aqoonyahano Soomaaliyeed.

Ururada mucaaradka iyo bulshada rayidka ah, ayaa su’aalo ka keenay sida Guddigaasi uu caddaalad ugu sameyn karo dadka u tartamaya Doorashooyinka soo socda.

Halkan ka dhagayso warbixin ku saabsan:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here