Muqdisho: Baarlamanka oo ku kala aragti duwan ansixinta hanaanka doorashooyinka

Jibriil XooshXildhibaannada baarlamanka ayaa ku kala aragtiyo kala duwan go’aanka Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, uu shalay awood fulineed ku ansixiyay heshiiskii hannaanka doorashooyinka dalka ee uu muranka badani ka taagnaa.

Haddaba halkan ka dhageyso xildhibaan Cabdilaahi Goodax iyo xildhibaan Cabdi-Barre Yuusuf Jibriil oo aragtiyahooda BBCda uga warramay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here