Waxaa wali taagan xiisadda siyaasadeed ee ka dhalatay Mooshinka at xildhibaano badan kasoo gudbiyeen Madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo.
Mooshinka ay soo gudbiyeen Xildhibaanada islamarkaasina uu qabtay guddoomiye Mursal, ayaa waxaa ka dhashay in cadaadis xoogan la saaro Guddoomiyaha islamarkaasina mudo 4 maalmood ah xabsi guri la galiyo.
Ugu dambeyn gudoomiye Mursal oo maanta ka guuray xaruuntiisi Villa-Uganda uma guuray Hotel ku yaala agagaarka Garoonka diyaaradaha ayaa soo saaray warqad uu uga hadlayo Mooshinka.
Halkan hoose ka aqriso.