Moyes oo laga ceyrinaayo Man Utd

Moyes oo laga ceyrinaayo Man Utd
Moyes oo laga ceyrinaayo Man Utd

Sidda ay qoreen qaar ka mid ah jaraa’idka ka soo baxa dalka Ingiriiska, qoyska reer Glazer ee leh naadiga Manchester United ayaa go’aan ku gaaray in la iska fasaxo macallin David Moyes.

Macallinka reer Scottish ayaa loogu sheegay qolka labiska in shaqadiisa ay ku egtahay marka uu xilli cayaareedka hadda socda uu dhammaado.

Kooxda ayaa tan iyo markii loo dhiibay Moyes waxa ay noqotay koox tacbaan ah oo aan u keyn Manchestertii la yaqiinay.

Man sidda hadda ay u muuqato xilli cayaareedka soo socda kama soo qaybgali doonto horyaalka Yurub.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here