Moyes oo doonaya Evra in uu la joogo kooxda

Moyes oo doonaya Evra in uu la joogo kooxda
Moyes oo doonaya Evra in uu la joogo kooxda

Tababbarre David Moyes, ayaa la soo wariyay Patrice Evra in uu doonayo in la sii joogo kooxda Manchester United, maadama waqtiga heshiiskiisa uu dhammaad ku dhow yahay.

Difaaca buuxda ee dambe ayaa heshiiskiisa wuxuu ku eg yahay dhammaadka hadda socda, waxaana la sheegayaa in uu si xor ah uu ugu wareegi doono midkood kooxaha Paris Saint-Germain, Monaco and Inter Milan.

Si kastaba, Moyes ayaa doonaya in 32-jirkan uu la sii joogo kooxda United, islama markaana uu saxiixo hal sanno oo heshiis cusub, siddaas waxaa ku warramay wargeyska L’Equipe.

Evra ayaa ku biiray Man United bishii January sannadkii 2006 isagoona ka yimid kooxda Fransiiska ee Monaco.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here