Mourinho “Terry Ma Ahan Cunsuri”

Ninka reer Bortugal ahna tababaraha kooxda Realmadrid Jose Mourinho oo maanta kaqeyb qaadanayay maxkamadaynta John Terry oo ku eedeysan inuu fal cunsuriyad ah kulakacay Anton Ferdinand oo ah walaalka Reo Ferdinand ayaa waxa uu sheegay in Terry uusan ahayn cunsuri.
John Terry ayaa lasheegay in uu fal cunsuriyad ah kula kacay Anton Ferdinan ciyaar ay Chelsea Iyo QPR isaga hor’imaadeen

.
“intaan macalinka u ahaay Chelsea Terry kumaanan arag falal kusaabsan Cunsuriyada,waana ogahay in terry aysan kasuurtoobin hab dhaqankaas” sidaa waxaa Bbc-da usheegay Mourinho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here