Mourinho oo jebinaya rikoor u yaalla Alex Ferguson

Mourinho oo jebiyay rikoor u yaalay Sir Alex Ferguson
Mourinho oo jebinaya rikoor u yaalla Sir Alex Ferguson

Jose Mourinho ayaa jabin doona rikoor u yaalla will break Sir Alex Ferguson, kaasoo ku saabsan horyaalka yurub ee Champions League ee semi-fiina-ka.

Macallinka reer Portugal ayaa rikoorkaas jebin doona marka Chelsea u safarto Atletico Madrid caawa oo Talaado ah.

Waa markii 8-aad oo Mourinho uu ka soo muuqdo cayaarta semi-fiina-ka ee horyaalka Yurub.

Mourinho ayaa ka muuqday horyaalka Yurub ee Champions League sannadkii 2001-02, wmarkaas oo uu macaallin u ahaa Porto, balse markii ugu horreysay ee uu ku guuleysto waxa ay ahayd sannadkii 2003-04 .

Markii uu Chelsea la joogayu waxaa ay guuldarro kala kulmeen Liverpool oo semi-fiinaalka ku reebtay sannadihii   2005 iyo 2007.

Mourinho markii uu macallin u ahaa Inter xilli cayaareedkii ugu horreeyay waxa ay u qaaday horyaalka Serie balse Manchester United ayaa ka reebtay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here