Mourinho oo caawa lagu arki doono garoonka Chelsea

Tababaraha kooxda Real Madrid Jose Mourinho ayaa dib ugu laabtay kooxd Chelsea.

Sida uu qoray Isniinta maanta ah wargeyska The Sun, Mourinho ayaa aqbalay casuumaad uu ka helay xiriirka kubadda cagta Brazilian, maadama kooxda ka socda laatin America ay ciyaar saaxibtinimo la yeelatay kooxda uu macalinka u yahay Fabio Capello.

Wuxuu ku laabanaayaa Chelsea markii ugu horreysay tan iyo markii ciyaarihii knocked ee Champions League la yeesheen Inter Milan, labo sanno ka hor.

Si kastaba, tababare Mourinho ayaa lix koob ku guuleestay intii u dhexeysay 2004-07, waxaana warar soo baxay.

Sidoo kale wuxuu ka tagayaa kooxda Real Madrid xaggaaggan .

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com

midnimo12@googlemail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here