Mogadishu: Xildhibaanada & Wasiirada oo amaro lagu soo rogay

Islow, Internal Security Minister

War qoraal ah oo kasoo baxay wasaaradda amniga xukuumada Soomaaliya ayaa lagu amray xildhibaanada baarlamaanka inay soo diiwaan geliyaan ilaaladooda.

Wasaaradda amniga ayaa sheegtay inay doonayaan inay dhaqan geliyaan amarkii  ahaa adkeynta amaanka iyo inaan la wadin karin hubka ka weyn AK47 iyo afar ilaalo.

Wasiirka amniga ayaa sheegay si amaradaasi loo dhaqan geliyaa loo baahan in xildhibaanada iyo golaha wasiirada ay soo diiwaan geliyaan ilaaladooda.

Hoos ka akhriso amarka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here