Modric oo ugu danbeynti £36m ugu dhaqaaqaya Realmadrid

Xidiga reer Croatia Luca Modrid ayaa sheegay inuu doonayo inuu ku biiro naadiga uu layliyo Jose Mourinho balse uu kawarsugayo labada naadi ineey gaaraan heshiis.

Arinta Modric ayaa soo jiitameeysay baryahan,iyadoo Real madrid ay ku dooneeyso xidigaan 35m oo Euro,halka Spus-kana ay ku doonayaan lacag dhan 40m oo EURO,balse hada labada naadi ayaa isku afgartay in xidigaan lagu iibiyo £36m,isbuuca soo aadan ayaana lagu wadaa inuu u dhaqaaqo wadanka spain,gaar ahaan Realmadrid.

Modric ayaa horay waxaa u doon doonayay naadiyada Chelsea iyo Man united.

Mourinho ayaa xidigaan aad udoonaya waxa uuna rabaa inuu ku xoojiyo qadkiisa dhexe,waxaana uu rabaa inuu ku lamaaniyo xidigaha kala ah, Xabi Alonso iyo Ozil.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here