Miyaa V. Gaal la raacdeey doonaa xitaa hadii uu caawa garaaco Chelsea?

Tababaraha cadaadiska badan saaranyahay ee Luis Van Gaal, ayaa caawa wajihi doona tijaabo kale oo adag marka uu kahoryimaado naadiga Chelsea.

Wararka qaar ayaa waxay sheegayaan in xitaa hadii Caawa Man United ay garaacdo Chelsea uu is casili doono tababaraha reer Holland.

02_28100604_569484_2618447a

Sidoo kale hadii ay wiilasha Guus Hiddink’s ka badiyaan caawa wiilasha Van Gaal, ayaa iyadana ay iska cadahay tallaabada ay qaadan doonaan maamulka United, taasoo noqon doonta in la ceeyriyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here