Missi oo sheegay in uusan walwal ka qabin Arbeloa .

Xidigga kooxda Barcelona  Lionel Messi ayaa ku gacan seeray wararka sheegaya in uu ka walwalsan yahay difaaca dambe ee kooxda Real Madrid Alvaro Arbeloa.

Waxaa uu ka hadlaayay lugta koobaad ee ciyaarta semifinal ee Copa De Ray ee dalka Spain oo labada koox ee Barca iyo Real isku dhaggan yihiin.

Messi oo la hadlaayay wariyaasha ayaa sheegay in difaaca Real Madrid  Alvaro Arbeloa iyo xaaskiisa oo hadda uu leh ay diyaar u ahaayeen in ay fiirsadaan ciyaarta illaa inta ay ka dhamaaneyso.

“Uma maleenayo in arrinta sidaas ay tahay, kamana walwalsani ciyaartaas ciyaarta waa ay iska cadahaay cida badaniyso,” ayuu yiri Messi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here