Minnesota: Mucjiso ku dhacday Haaweeneey Soomaaliyeed

12650662_921435594601569_271636856_nHaweeneeydan oo la yiraahdo roodo mohamud Mohamed Dhiif  ayaa waxaa ku dhacay mucjiso aad looga naxay mucjisadaas oo ah in markay seexatay habeen subaxii markay soo kacday la arkay iyadoo uu is badal ku dhacay wajigeedi iyo qeybo kamid ah Jirkeeda.

Ehelada Roodo, ayaa geeyay Isbitaal ku yaal magaalada Minnisota, balse Dhakhaatiirta Minnesota  ayaa la wareeray xanuunkaan waxna ka qaban kari waayey iyadoo markii danbe la geeyey masaajid laguna akhriyey Quraan

Haweeneeydan ayaa somalida Minnesota jooga sheegeen inay ahayd qof sixirka aad ugu shaqaysta oo sixrata raga marbana nin guursata si ay ilmo uga dhasho oo ay uga qaadaato child support hase ahaatee sanadadii ugu danbeeyey wax ilmo ah may dhalin

Roodo ayaa hore u sixratay Axmed Kabiila oo ay ilmaadeer yihiin una dhashay labo caruur ah iyadoo hore u haysatay wiil iyo gabadh aabo la’aan ah iyadoo wiilkii tuurtay siisanay reer aan caruur lahayn iyadoo gabadhiina ka keentay Ethiopia sanadkii 2013  axmed kabila ayaa markii familkiisu ogaadeen inuu sixran yahay ay quraan saareen wuuna ka cararay isla markiiba iyadoon cadad bixin ayaa waxay sixratay Oday la yiraahdo maxamed nuux caateeye kaasoo ay ilaa iyo hada gacanteeda ku jira hase ahaatee familka Mohamed Nuux caateeye ayaa dadaal ugu jira siday u quraan saari lahaayeen ugana kaxayn lahaayeen familkiisa oo aad u degan magaalada San Jose ee gobolka California iyadoo la damacsanahay in la geeyo magaaladaas

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here