Minnesota: Macluumaad ku saabsan askariga Soomaaliyeed ee dilka loo haysto

Somalida ku dhaqan gobolka Minnesota ayaa walaac xoogan ka muujiyey falka dilka ah ee lagu eedeeyey Maxamed Nur inuu u geystay Justine Damond oo 41 jir ahayd.

Qaar ka mid ah hogaamiyaasha bulshada Soomaalida gobolka ayaa sheegay in ay heleen hanjabaadyo loo soo diray oo iyaga ka dhan ah.

Halkan ka dhagayso warbixin ku saabsan oo ay VOA-da ka diyaarisay:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here