Minnesota: Gudniinka Gabdhaha oo la mamnuucay-Dhagayso

WASHINGTON. D.C — Sharci lagu adkeynayo inay dambi tahay in gabdhaha la gudo ayaa cod aqlabiyad leh waxaa ku meel mariyay Golaha Sharci dejinta ee gobalka Minnesota.

Sharciga mamnuucaya gudniinka oo ah sharci hore uga jiray gobalka Minnesota, ayaa waxyaabaha lagu soo kordhiyay waxaa ka mid ah, in waalidkii lagu helo isagoo og inuu gudo gabdhiisa lagala wareegi karo ilmahooda, maxkamadna lala kori karo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here